Mooshin Kalsooni kala noqosho ah oo laga gudbiyay Cali Gacal iyo Maxamed Xaashi

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug una badan garabka Ahlu Sunna ee dhawaan lagu biiriyay Baarlamaankii hore ee Galmudug ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Dhuuso Mareeb . Qaar kamid ah Xildhibaanada kulanka ku yeeshay magaalada Dhuuso Mareeb ayaa la sheegay in ay saxiixeen mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo … Continue reading Mooshin Kalsooni kala noqosho ah oo laga gudbiyay Cali Gacal iyo Maxamed Xaashi